Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo sheegay in xukuumadu dedaal dheer ay u gashay soo afjarida arrinta Kornayl Caarre

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed ayaa waxa uu sheegay in xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ay dedaal dheer gashay soo afjarida arrinta Kornayl Caarre.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka