Heestii Dhex Martay Hurre Iyo Cambaro Daawasho Wacan

Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Hees dhaqameedkii dhex martay Hurre iyo Cambaro oo dhex martay sanadihii lixdamaadkii waakan Yuusuf Cismaan,Yuusuf Shaacir oo inoo soo gudbiyaa waana qaybtii koobaad.

waxaanan idiin ballan qaadaynaa inaanu si taxane ah idiinku soo gudbino hees dhaqameedkan oo dhamaystiran

a
Aftahannews.com
Hargeysa Somaliland