“Ma Odhan karno Somaliland Baan Banaadir Ku Soo Xareyneynaa oo Doorasho Galeysa..” Wasiir Mareeye

Muqdisho(Aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Somaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa  sheegay in xilka uu ka hayo dowladda Soomaaliya uu ka tagayo haddii aan daacad laga noqon sida uu hadalka u dhigay Wadahadallada lala galayo Soomaaliland.

Wasiirka ayaa intaa ku daray in uu ka digayo in la bur buriyo sida uu hadalka u dhigay wada hadallada socda, isaga oo sheegay in xiligan aan la oran karin Soomaaliland ayaa ka qeybqaadaneysa doorasho qof iyo cod ah oo dalka ka dhacda 2020.

HALKAN KA DAAWO

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.