Xisbiga Mucaaradka Ee Waddani Oo Xukumadda Madaxwayne Biixi Dhaliilay

Hargaisa(AftahanNews) Xog-haye Ku xigeenka Guud Ee Xisbiga Mucaaradka Ee Waddani ayaa dhaliilo Usoo Jeediyay Xukumada Uu Hogaaminaayo Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi xoghaye ku xigeenku waxa xukumadda kulmiye ku tilmaamay inay gabi ahaanba ku fashilan tay sixir bararka baahasan ee dalka ku habsaday sidoo kale waxa uu xoghayuhu sheegay in xukuumada uu soo dhisay madaxwayne biixi ay dhinac ka raran tahay

Halkan Ka Daawo

 

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.