Daawo: Madaxwayne Siilaanyo Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyay Abwaan Laabsaalax

Hargaysa(Aftahannews)-Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo aya maanta shahaado sharaf gudoonsiiyay Abwaanka Caanka ah ee Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka