Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna lagu Farax.. Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulluhu Ka yeel.
Kayse Faarax Yuusuf, Maxamed Xaaji Xasan, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Khadar Xuseen Cali (Ilkacase), Ibraahin Cabdiqaadir Ibraahin (Eagle), Dr. Maxamed Sayid, Mustafe Xasan Xaaji, Cabdiraxmaan Xuseen Warsame, Maxamed Sheekh Ibraahin, Maxamed Sayid Maxamed, Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi, Yuusuf Cabdi Xuseen, Mustafe Cali Cismaan. Dhammaan Asxaabtaas iyo Asxaab kale oo badani waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin Hawada u marinayaan;


Maxamed Cabdillaahi Yuusuf
iyo
Sucdi Cali Jaamac
Oo Meherkoodu ka qabsoomay Maanta oo ay Taariikhdu ahayd 16/02/2017 Huteel Maamuus ee magaalada Hargeysa. Waxaannu leenahay Noqda Lammaanihii Guri-galkooda ku gaadha Farxad, Nabad, Bashbash iyo Barwaaqo, Reerkii lagu nastee lagu nagaado, Ubad khayr qaba oo Wiilal iyo Gabdhabo leh Allaah ugu deeqo Insha Allaah. Aammiin……… Aammiin………… Aammiin.. Allaah ha aqbalo.

