Aftahan TV Ka Daawo Muuqaalka Saddex Cadceedood oo laga arkay waddan caalamka ah

Mosco(Aftahannews):- Waddanka Ruushka ayaa Warbaahinta caalamku shaacisay in markii ugu horreysay laga arkay muuqaalka Saddex Cadceedood ama Qorroxood oo mid waliba Iftiinkeeda gaarka ah wadato.

Hase-yeeshee sida muuqaalka Vedio-ga laga duubay ka muuqata, waxa saddexda muuqaal ugu weyn ama ugu roon ta dhexe, halka ay labada baalluhuna ka iftiin ama ilays yar-yihiin. Haddaba si aad uga bogato daawo Muuqaalka laga duubay saddexda Cadceedood ee la sheegay in laga arkay muuqaalkooda waddanka Ruushka.

Ka Daawo Aftahan TV.

Aftahannews.com

aftahaninc@gmail.com

Hargeysa/Somaliland.