Daawo: Filim Laga Sameeyay hawlgallada Budhcad-badeedda Soomaalida

Aftahannews(Boosaaso):- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Filim gaaban oo laga sameeyay hawlgallada ay sameeyaan, qaababka kala geddisan iyo taatikooyinka ay hawlaha afduubka Gaadiidka Badda u fuliyaan Budhcad-badeedda Soomaalida.

Halkan hoose ka daawo Filimkaas oo ah mid xiiso badan.

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.