Hargeysa(Aftahannews.com):-Wargeyska Forbes ayaa soo bandhigay 72 qof ee adduunka ugu awoodda ban, iyagoo meesha ay ka baxeen masuuliyiin dunida aad looga yaqaan, kana taliya waddamo awood badan, halka kuwo kaalmaha u horreeya sannadkii hore ku jiray ay dib uga dhaceen sida Ra,isal-wasaaraha Ingiriiska.
Wargeyska magaasiinka Forbes ayaa soo bandhigay 72 qof ee adduunka ugu awoodda ban, iyagoo meesha ay ka baxeen masuuliyiin dunida aad looga yaqaan, kana taliya waddamo awood badan, halka kuwo kaalmaha u horreeya sannadkii hore ku jiray ay dib uga dhaceen sida Ra,isal-wasaaraha Ingiriiska oo markii hore ahaa kaalinta 7aad, waqtiganna hoos ugu dhacay kaalinta 11aad.
Madaxweynaha dalka Maraykanka oo wixii ka dambeeyey 2009 oo loo doortay jagada Madaxweyne aan mar qudha ka degin kaalinta 1aad ayaa qiimayntan ku dhacay kaalinta 2aad.
“Waxa jira waxyaabo aasaasiya oo u dhaxeeya qofka wanaagsan iyo ka awoodda badan, haddii aannu liiska noocan ah soo saaraynyo dadku way ku kala duwan yihiin arrintan qof xun baa kaalinta koowaad geli kara marka liiska siyaasadda la samaynaayo” ayuu yidhi Michael Noer oo ah Madaxa Forbes.
Magacyada Liiska 72 qof ee Dunida ugu awooda badan
1- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin
2-Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama,
3-Xogyaha Guud ee Xisbiga Hanti-wadaaga ee dalka China Xi Jinping
4-Baadariga Pope Francis
5-Ra?isal-wasaaraha Angela Merkel
6- Bilyaneerka Bill Gates oo iska leh hay?adaha la yidhaa Bill & Melinda Gates Foundation
7-Guddoomiyaha Federaalka Maraykanka Ben Bernanke
8-Boqorka Sucuudiga Boqor Abdullah bin Abdul Aziz Al Saud,
9- Madaxweynaha Bangiga Dhexe ee Yurub
10- Madaxa Shirkadda CEO, Wal-Mart Stores Mr. Michael Duke,
11- Ra?isal-wasaaraha Ingiriiska David Cameron
12 Carlos Slim Helu & family, honorary chairman, Am?rica M?vil
13-Warren Buffett, CEO, Berkshire Hathaway
14-Ra?isal-wasaaraha China Li Keqiang
15-Madaxa Shirkadda Amozon.com Mr. Jeff Bezos
16- Rex Tillerson, CEO, Exxon Mobil
17- Sergey Brin, Cofounder, Director Of Special Projects, Google
18- Larry Page, CEO, Google
19-Francois Hollande, French President
20- Timothy Cook, CEO, Apple
Dilma Rousseff, Brazilian President
Sonia Gandhi, President, Indian National Congress, India
Jamie Dimon, CEO, JPMorgan Chase
Ali Hoseini-Khamenei, Grand Ayatollah, Iran
Mark Zuckerberg, Cofounder, Chairman and CEO, Facebook
Jeffrey Immelt, CEO, General Electric
Benjamin Netanyahu, Prime Minister, Israel
Lloyd Blankfein, CEO, Goldman Sachs Group
Manmohan Singh, Prime Minister, India
Michael Bloomberg, Mayor, New York City
Li Ka-shing, Chairman, Hutchison Whampoa,
Charles Koch, CEO, Koch Industries
David Koch, Executive Vice President, Koch Industries
Ban Ki-moon, UN Secretary-General
Rupert Murdoch & family, Chairman and CEO, News Corp
Khalifa bin Zayed Al-Nahyan, President, United Arab Emirates
Christine Lagarde, Managing Director, International Monetary Fund
Xuedong Ding, Chairman, China Investment Corp
Enrique Pena Nieto, President of Mexico
Mukesh Ambani, Chairman, Reliance Industries
Haruhiko Kuroda, Governor, Bank of Japan
Ali Al-Naimi, Oil Minister, Saudi Arabia
Lee Kun-Hee, Chairman, Samsung Group
Larry Fink, Cofounder, CEO, BlackRock
Bill Clinton, Chairman, Clinton Global Initiative
Akio Toyoda, CEO, Toyota Motor
Masayoshi Son, CEO, Softbank
Kim Jong-un, Supreme Leader, North Korea
Elon Musk, Founder, CEO, Space Exploration Technologies Corp.
Terry Gou, CEO, Hon Hai Precision
Martin Winterkorn, Chairman, Volkswagen Group
Jim Yong Kim, President, World Bank
Lakshmi Mittal, Chairman and CEO, ArcelorMittal
Geun-hye Park, President of South Korea
Dmitry Medvedev, Prime Minister of Russia
Bernard Arnault & family, Chairman and CEO, LVMH Moet Hennessy Louis Vuitton
Bill Gross, Cofounder and Co-Chief Investment Officer, Pacific Investment Management Company LLC
Virginia Rometty, CEO, IBM
Shinzo Abe, Prime Minister of Japan
Larry Ellison, CEO, Oracle
Margaret Chan, Director-General, World Health Organization
Igor Sechin, Chairman, Rosneft
Robin Li, Founder and CEO, Baidu
John Roberts, Chief Justice, U.S. Supreme Court
Alisher Usmanov, Founder, Metalloinvest
Aliko Dangote, CEO, Dangote Group
Reid Hoffman, Partner, Greylock Partners
John Boehner, Speaker, U.S. House of Representatives
Joaquin Guzman Loera, Drug Trafficker, Sinaloa Cartel
Jill Abramson, Executive Editor, New York Times Co.
Joseph Blatter, President of FIFA
Yngve Slyngstad, CEO, Norges Bank Investment Management
Mohammed Ibrahim, Founder, Mo Ibrahim Foundation
Janet Yellen, Vice Chairman, US Federal Reserve
Aftahannews.com
Hargeysa Somaliland