Daawo Bandhigga Ciidda ee Fannaaniinta Kooxda Dayax Band & Weriye Nimco Shirdoon Qaybta 2-aad

Hargeysa(Aftahannews):- Qaybta 2-aad labaad ee Cawayska Habeenka Ciidda iyo Heesaha Fannaaniinta Kooxda cusub ee Dayax Band oo magaalada Hargeysa iyo dalka dibeddiisaba ka dhisan, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa qaybteenneenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahintan Aftahannews.com.

Cawayska Ciidal-fidriga ee Telefeshinka Qaranka Somaliland ka duubay Kooxda Dayax Band, waxaa innoo daadihinaysa Weriye Nimco Cabdiwahaab Shirdoon oo ka tirsan TV-ga Qaranka Somaliland. Waxaanan qaybta labaad ee Barnaamijkaa Bandhigga Ciidda iyo Kooxda Dayax Band idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.