Halkan ka daawo Feedhyahan Soomaaliyeed oo dirqi lagaga badiyay

Hargeysa(Aftahannews):- Feedhyahanka Soomaaliyeed ee lagu magacaabo Ismaaciil Tooxow,ayaa dhawaan ka qayb galay ciyaar dhanka feedhka ah  oo lagu magacaabo MMA oo lagu qabtay dalka Denmark.

Feedhyahan Iscaaciil Tooxow oo  Soomaali ciyaara feedhka  horena guul o uga gaadhay,ayaa ciyaartan dirqi agaga guulaystay ka dib markii uu kaga awood roonaaday ninkii ay wada ciyaarayeen.

Hadaba halkan ka daawo feedhka Ismaaciil Tooxow lagaga adkaaday oo muuqaal ah.

Aftahannews.com