Maxamed-BK oo soo saaray Hees Cusub 2016 – Gudaha Kaga Bogo

MAXAMED BK 2016

Hargeysa(AFNS):- Waxaannu qaybta Dhaqanka iyo Suugaanta Warbaahinta Aftahannews, idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo uu ku luuqaynayo Fannaanka Maxamed Siciid Cabdi (BK), taasoo uu habka uu codku u dhacayo ee Laxanka ku ladhay isla BK.

MAXAMED BK 2016
FANNAANKA MAXAMED BK 2016

Waxaa Heestan Curiyey Abwaan Xuseen Abiib Faarax, Hal-ku-dhegga Heestu waa; “JAWAAHIR”, waxaa Muusiga Macaan ku ladhay Wiilka Faraha lagaga gubtay ee Axmed-weli Ibraahin Maxamuud Furinle, BK oo Codkiisa idiinku soo gudbinaya Heestaas, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal-dhegaysigan hoose ee Kabbogasho Habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.