Ka Bogo Hees cusub: Codka C/Casiis Iskalaaji & Erayada Cabdillaahi Xasan-ganay

Jigjiga(AFNS):- Waxaannu qaybteenna Suugaanta iyo Dhaqanka ee Bayjkeennan Warbaahinta Aftahannews idiinku soo gudbinaynaa, Hees cusub oo uu ku luuqaynayo Fannaanka Cabdicasiis Iskalaaji oo sidoo kale Laxankana isagu ku ladhay, waxaa hal-abuuray ama curiyey Heestan Abwaan Cabdillaahi Abwaan Xasan-ganay.

Heesta oo Hal-ku-dheggeedu yahay “OON JACAYL), waxaa Muusiga ku ladhay Bashiir Hanuuniye, waa farsamadii, habayntii, duubistii iyo isku-dubbaridkii Axmed-weli Ibraahin Maxamuud Furinle, waxaanannu Heestaas oo Daawasho-dhegaysi ah idiinku soo gudbinaynaa oo kaga bogan kartaan ama kala degi kartaan Muuqaal-dhegaysin hoose ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.