Heesta Dalxiis, Erayada Jilaa Sooraan, Codadka Asma-Love iyo Maxamed-BK

Hargeysa(AFNS):- Waxaannu halkan Aftahannews qaybta Dhaqanka iyo Suugaanta u gaarka ah idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo uu Hal-abuuray ama curiyey Jilaaga Caanka ah ee Sooraan Ismaaciil Sugulle, taasoo ay ku luuqaynayaan Fannaaniinta Maxamed-BK iyo ASMA-LOVE.

Heestan oo Hal-ku-dheggeedu yahay; “DALXIIS” waxa uu Jilaa/Abwaan Sooraan kaga hadlayaa qisooyin kalgacal iyo hirgelinta horumarka dhinaca waddooyinka ee dalka Somaliland sida ay isugu hal-celinayaan labada Fannaan iyo nuxurka ujeeddada Heestu u dhacaya-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa halkan hoose ee Muuqaal-dhegaysi wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.