Waraysi lala yeeshay Yurub-Geenyo iyo Heesaha ay ku soo Bandhigtay

Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda codka macaan ee Yurub Maxamed Cabdi (Yurub-Geenyo) oo lagu waraystay Barnaamijka Xulka iyo Xiddigga ee Shabakadda Hawraar ay ka diyaariso Fannaaniinta oo ay toddobaadba Fannaan ku waraystaan, ayaa toddobaadkan Yurub-Geenyo lagaga waraystay Fankeeda, xilligay bilawday, cidda ka gacan-qabatay, heerka ay marayso wakhtigan iyo weliba qaar ka tirsan Heesaha ay qaaddo oo lagu soo bandhigay Barnaamijkaas.

Waxaannu markaa Qaybta Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinteennan Aftahannews, idiinku soo gudbinaynaa Waraysigaa lala yeeshay Fannaanadda Yurub-Geenyo iyo weliba Xulka Heesaha ay qaaddo ee isla Barnaamijkaas lagu soo bandhigay. Waxaanad Waraysigaas iyo Heesahaba ka Daawan kartaan ama kala degi kartaan Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.