“Bandoo Caashaqa aan Saarno!” Hees Cusub Nagiib Wadna-kaabe

Hargeysa(AFNS):- Fannaanka Nagiib Wadna-kaabe oo ka mid ah Fannaaniinta dambe, ayaa soo bandhigay Hees lagu weerayo Caashaqa ama Jacaylka, isla markaana Suug iyo Bambooyin lagu garaacayo, lana xabbisayo sida ay u dhigan tahay.

Heestan oo la magac-baxday ama loogu yeedhay “Bandoo Caashaqa Aan Saarno” Dabcan waa Heesta aannu bayjkeennan Suugaanta iyo Dhaqanka ee Warbaahinta Aftahannews idiinku soo gudbinayno Caawa, waxaanad ka daawan kartaan ama kala degi kartaan Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.