Sannad Wacan oo Wanaagsan: Kii noo Hagaagee noqo loo han-weynayahay

new KKKKKKKKKKKKKKKKKKKnew KKKKKKKKKKKKKKKKKKK

Hargeysa(Aftahannews):- Haddaannu nahay Bahda ftahan media Group meelkasta aannu dunida ka joogno waxaannu leenahay sannad wacan oo wanaags guud ahaan Bulshooyinka ku nool caalamka, gaar ahaan Akhristayaasha Aftahannews.com, waxaannu leeenahay Illaahay sannadkan sannadkiisa ha innagu gaadhsiiyo Bash-bash, Barwaaqo, nabad-qab, horumar, farxad iyo rayn-rayn. waxay hambalyo iyo bogaadindiraysaa dhamaan akhristayaasheeda ku kala nool dhammaan daafaha caalamka oo ay leeyihiin sanad wacan oo wanaagsan.

Allaah sannadkan ha innooga dhigo mid khayr, barwaaqo iyo horumar innoola curta.

Nala dhagaysta Heesta uu qaado Fannaanka caanka ah ee Maxamed Saleebaan Tubeec ee sannad waliba hoodiyo, hawliyo dhibaatiyo wuxu hadimo leeyahay. halkan hoose ka dhegayso heestaas.

Aftahannews.com

Hargeysa SomalilandÂ