Maxaa kala qabsaday Faysal Cali Waraabe iyo Tarsan

Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe,ayaa ku tilmaamay dagaalada ka socda gobolka shabeelaha hoose ee Soomaaliya mid dal balaadhsi ah oo lagu dhacayo laguna boobayo deegaan beeleed kale.

Hadalka Faysal Cali,ayaa waxaa ka jawaabay guddoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.

hadaba halkan ka daawo