Daawo Majaajillo Fannaanka Cabdiraxmaan-Oday soo bandhigay, Qosolka Nimco & Xikaayaadka Sheekada

Hargeysa (AFNS)- Fannaanka Cabdiraxmaan Caydiid Cabdi (C/Raxmaan-Oday), ayaa hab-masrixiyeed Qosol badan ku metalay Sababta loogu bixiyey naaneysta ODAY oo magaciisa ku sidkan, waxaanu jawaabta Su’aal lagu weydiiyey Bandhig-fanneed Fannaaniinta Xiddigaha Geesku u qabteen Telefishanka HCTV oo lagu waraystay ku soo bandhigay metalaad metalaad ka tarjumaysa sida loogu bixiyey naanaysta ODAY.

HALKAN KA DAAWO JAWAABTA UU KA BIXIYEY SU’AAL AY WEYDIISAY WERIYE NIMCO SAMRIYE OO BARNAAMIJKA DAADINAYSAY:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.