waligaa gabadh jin ah abaal gud malaguu siiyay ama faaliye magaalada ma kaa saaray

Hargeysa(Aftahannews):- Waligaa gabadh jin ah abaal0gud ma laguu siiyay ama  faaliye magaalada ma kaa saaray oo cidla ma kuu diray.

Hadaba si aad uga feejignaato arrimahaas iyo in faaliye ku qaldo daawo riwaayaddan oo tilmaan wacan kaa siin doonta faalka iyo sida uu dadka u lumiyo,isagoo ka mid ah dambiyada waaweyn ee diinta Islaamku innooga digtay. waana qayntii koobaad