halkan ka daawo riwaayadda cilmi iyo caado

Hargeysa(Aftahannews):- qormadeenna suugaanta iyo bahda Aftahannews waxaad naga guddoontaan daawashada Riwaayadda Cilmi iyo Caado oo macne badan ka turjumaysa oo nolosha ku saabsan isla markaana ka digaysa wax kasta oo nolosha qoyska wax yeelaysa oo ay ka mid yihiin masuulliyad daradu