Daawo Wacdaraha Q: 2-aad ee Bandhiga-Faneedka Xiddigaha Geeska ee Jabuuti 2015

Jabouti(AFN)- Qabteenna Suugaanta iyo Dhaqanka, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Bandhig-faneed ay Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska Fannaaniin ka tirsani ku soo bandhigeen dhawaan magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti oo ay Socdaal-faneed ku tageen.

MAXAMED-BK XAMDA-QUEN IYO NIMCAAN-HILLAAC

Qaybta 2-aad ee Bandhigyada ay Xiddigaha geesku ku qabteen Magaalada Jabuuti waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho Wacan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.