HAMBALYO AROOS

HAMBALYO FARXAD LEH

 

Aabbo Cabdilaahi Aadan Coofle.  Cumar Cabdilaahi Aadan iyo Marwadiisa Farxiya Faarax iyo Caruurtiisa.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Aadan iyo Marwadiisa Qadra Cismaan Aamin iyo Caruurtiisa.Maryan Cabdilaahi Aadan iyo Caruurteeda. Qadiija Cabdilaahi Aadan iyo Caruurdeeda Xaawa Cabdilaahi Aadan iyo Caruurteeda.Sahra Cabdilaahi Aadan iyo Caruurteeda.Faysal Xiis Weerar iyo marwadiisa Qadra Maxamed Axmed iyo caruurtiisa.

Dhamaan dadkaasi waxay hambaloyo aroos u ditaraan arooska

Mudane Xasan Cabdilaahi Aadan iyo Marwo Nasriin Saleebaan Cali

oo arooskoodu Caawa ku qabsoomay magaalada Boorame.

Waxaanay illaahay uga baryayaan guri lagu badhaadhiyo ubad khayr qaba in illaahay kala siiyo aamiin