Dufcadii Ugu Horeesay Ee Jaamacada Maakhir Universaity Ee Badhan Oo Maanta qalin jabisay

Badhan (Aftahan News)-Dufcadii ugu horeesay ee  Jaamacada Maakhir Universaity Ee Badhan oo maanta ka qalin jabisay jamacadaas ardaydan ka qalin jabisay jamaacada maakhir universaity ee badhan ayaa noqonysa ardaydii ugu horeesay ee ka qalin jabisa jaamacada masuliyiinta iyo maamulka gobolka iyo degmada badhan ayaa kala qayb galay qalin jabaintan

Halkan ka daawo sawiradii ardaydii ka qalin jabisay jaamacada badhan