Hambalyo Aroos Farxad Leh

Hambalyo Aroos Wacan Tifatiraha Shebekadda Berberanews Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) waxa uu hambalyo kaliyo laabau dirayaa Arooska Axmed Siciid Maxamed iyo Marwadiisa Nimco Cabdillaahi Cabdi oo arooskoodu habeen hore kadhacay magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil. Noqda Reerii lagu nastee isku waara abidkood,, ubad khayr qabana wada hela.

hambalyo-meher1

Tifatiraha Wargeyska Jamhuuriya Maxamed Cabdi Cumar (Cirro), Tifatire ku-xigeenka Cali Jaamac Maxamed Rashiid Cali Sheekh, Tifatiraha Wargeyska Somalilandtoday C/fataax I Mursal, Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid Jeylaani Tifatiraha Shebekadda Somalilandpost.net Khadar Iid Kaariye Cabdiwahaab Cali Jaamac Mustafe Maxamuud Diiriye Cayni Aadan Cali Xirsi Dhammaantood

waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Arooska Axmed Siciid Maxamed iyo Marwadiisa Nimco Cabdillaahi Cabdi oo arooskoodu habeen hore kadhacay magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil. Waxay leeyihiin noqda kuwii isku reerooba, Ubad khayr qaba kala hela, ee farxad, barwaaqo iyo bash-bash ku noolaada. Aammiin…………Aammiin……..Aammiin…….Allaah ha Aqbalo Insha Allaah.