Daawo Hees Cod iyo Muuqaal Macaan lagu ladhay oo ay Qaadayso Fannaanadda Farax-Kaftan

Heesta Macaan ee ay Qaaddo Fannaanadda Codka Toolmoon ee Farax-Kaftan oo Go’aan ayaannu halkan hoose idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkeeda iyo Codkeeda Macaan ee Nala Daawada Heestan oo Muuqaalkeeda Qaab casri ah oo farshaxan ka muuqdo loo hindisay loona sameeyey, Laxankana uu ku ladhay Abwaanka/Suxufiga Daahir Calasow, Erayada Abwaan Cabdixakiin Jiindhe.

Daawasho Wacan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.