Halkan ka Daawo Muuqaal Cajiib ah oo Qosolku kaa dhammaanayo!

Hargeysa (AFN)- Halkan Hoose ka Daawo Muuqaal Qosolku kaa dhammaanayo oo laga sameeyey Masuuliyiin kala duwan oo Madaxda Somaliland qaarkeedna ku jiraan. Adba waad qosli haddaad daawato, xataa haddii aad werweraysay oo aad daawato muuqaalkan isaga taag heli maysid qosol.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.