Xilhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee taageersanaa Raysal-wasaare Saacid oo ammaankooda u baqaya

Muqdisho(Aftahannews):- Xilhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee taageersanaa Raysal-wasaare Cabdi Faarax Shiroon(Saacid),ayay soo food saartay cabsi la xidhiidha ammaankooda ka dib markii qaax miino oo gaadhigiisa loogu xidhay uu ku geeriyooday mudane kooxda la safnayd Raysal-wasaaraha la riday ay kula qaraxday afaafka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho.

Xildhibaanadan,ayaa aaminsan in qaraxa uu ku dhintay Xildhibaan Faysal inuu ahaa shirqool loo maleegay oo  siyaasadaysan isla markaana aanay wax lug ah ku lahayn kooxda lagu eedeeyay ee Al-Shabaab.

Haba halkan ka akhriso mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ee la safnaa Raysal-wasaare Saacid  ee imika xaaladooda ammaan  cabsidu soo food saartay ee intii ka dambeysay qaraxa uu ku dhintay xildhibaan Faysal aan wali tegin Madaxtooyada Soomaaliya.


1.         Xil. Saciid Maxamed Cali

2.         Xil. Bashiir Caddoow Calasow

3.         Xil. Daa’uud Cabdikariim Sh. Cumar

4.         Xil. Axmed Mayow Cabdulle (Col. Ruush)

5.         Xil. Maxamed Cumar Maxamuud

6.         Xil. Bishaaro Cabdi Diiriye (Garabey)

7.         Xil. Jawaahir Axmed Cilmi

8.         Xil. Caasha Xaaji Cilmi

9.         Xil. Fowsiya Maxamed Sheekh

10.       Xil. Cali Sheekh Maxamed Nuur (Xaaji Cali)

11.       Xil. Cabdi Xaashi Cabdullaahi

12.       Xil. Mustaf Mukhtaar Guudow

13.       Xil. Cabdullatiif Muuse Nuur (Sanyare)

14.       Xil. Xiis Muuse Cawl

15.       Xil. Cabdi Maxamed Abtidoon

16.       Xil. Tahliil Cabdi Maxamed

17.       Xil. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil

18.       Xil. Prof. Cali Khaliif Galaydh

19.       Xil. Aadan Ibraahim Dhaayow

20.       Xil. Cusmaan Libaax Ibraahim

21.       Xil. Prof. Maxamed Cumar Dhalxa

22.       Xil. Maxamed Cabdi Yuusuf

23.       Xil. Barre Ugaas Geedi

24.       Xil. Ciise Wehliye Maalin

25.       Xil. Sacdiyo Cumar Sheegow

26.       Xil. Cabdullaahi Axmed Xuseen (Coonka)

27.       Xil. Yuusuf Maxamed Ismaaciil Barakaale

28.       Xil. Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed

29.       Xil. Maxamed Cabdulle Faarax (Geesey)

30.       Xil. Cabdullaahi Cusmaan Ducaale (Sugulle)

31.       Xil. Maxamed Xuseen Nuur (Xagaafe)

32.       Xil. Ismaaciil Xasan Jaamac

33.       Xil. Axmed Xuseen Xasan (Sitiin)

34.       Xil. Ibraahim Xuseen Cali

35.       Xil. Aadan Maxamed Cali

36.       Xil. Cali Aadan Xuseen (Eylow)

37.       Xil. Cabdi Macalin Aadan

38.       Xil. Cabdi Maxamed Cali (Xaaji Cabdi Yare)

39.       Xil. Jaamac Axmed Maxamuud

40.       Xil. Faarax Cawad Jaamac

41.       Xil. Cabdullaahi Xasan Rooble

42.       Xil. Cabdow Maax Faarax

43.       Xil. Maxamed Keerow Maxamed

44.       Xil. Daahir Xaaji Geelle

45.       Xil. Faadumo Xasan Cali

46.       Xil. Qaali Axmed Diiriye

47.       Xil. Seynab Maxamed Caamir

48.       Xil. Cabdicasiis Cabdullaahi Maxamed

49.       Xil. Axmed Xaaji Maxamed (Taaw)

50.       Xil. Maxamed Cumar Ceymoy

51.       Xil. Maxamuud Axmed Maxamuud (Kulalihi)

52.       Xil. Cabdiraxmaan Maxamuud Caateeye

53.       Xil. Cabirashiid Xaaji Deerow

54.       Xil. Cabdulqaadir Cali Cumar

55.       Xil. Cabdiraxmaan Axmed Suge (Ilkacase)

56.       Xil. Cabdulgafaar Maxamed Oomaar

57.       Xil. Maryan Macalin Isaaq

58.       Xil. Saado Cali Warsame

59.       Xil. Khadar Biixi Caalim

60.       Xil. Xuseen Cusmaan Xuseen

61.       Xil. Siidow Aadan Abaadir

62.       Xil. Cabdullaahi Qayaad Barre

63.       Xil. Nuur Faarax Jaamac

64.       Xil. Mayow Mustaf Xasan

65.       Xil. Maxamed Warsame Maxamed (Feysal)–  muanaha qaraxa ku geeriyoodaygeeriyooday

 Aftahannews.com

Hargeysa Somaliland