Dhegayso: Barnaamijka Toddobaadkan ee ay soo saarto Radio Hirad

Barnaamijka toddobaadlaha ah ee ay soo saarto Idaacadda Radio Hirad oo xarunteedu tahay magaalada Hargeysa,ayaa Barnaamijka toddobaadkan oo xambaarsan warar iyo warbixinno xiiso badan, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa qaybta Raadyaha ee Shabakaddan Aftahannews.

Barnaamijka Radio Hirad soo saarto oo dhan hal saac ayaa dhinacyo badan oo kala duwan oo la xidhiidha arrimaah bulshada iyo xogaha dhulka Soomaalida ka jira ee badi qarsoon iyo dhacdooyin kale oo xiiso badan. Barnaamijka Jimcaha toddobaadkan oo ku beegan 06/December/2013. Halkan hoose ka guji si aad u dhegaysato Barnaamijkaas oo dhammaystiran.radiohirad.so/sites/default/files/podcast/Radio%20Hirad%20Program%206%20December%202013.mp3 https://aftahannews.com/wp-content/uploads/2013/12/Radio-Hirad-Program-6-December-2013.mp3

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.