Madaxweyne Siilaanyo: Shalay iyo Maanta!

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaais-barbar-dhig Telefeshinka Somaliland Space Chenel ka sameeyey Khudbadihii Madaxweynaha Somaliland ee maanta Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) jeedin jiray wakhtigii uu ahaa Hoggaamiyaha Xisbiga KULMIYE oo ahaa markaa Xisbiyada Mucaaridka ah kii ugu awoodda badnaa, isla markaana ku dhalliili jiray Xukuumadda Madaxweynihii isaga ka horreeyey Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo hab-dhaqankiisa maanta.

Halkan hoose ka daawo Khudbadaha uu diyaariyey TV-ga SSPC oo ah TV laga daawo waqtigan gudaha magaalada Hargeysa, ahaana TV-gii ugu horreeyey ee Somaliland laga daawado.

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.