Bahda Aftahannews waxay Tacsi u dirayaan

Bahda Aftahannews.com ama Aftahanmedia Group waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska, Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta uu ka baxay Allaah ha u naxariistee Marxuum Axmed Maxamed Muuse (Shoodhe), gaar ahaan waxaannu si gaar ah u tacsiyadaynaynaa Deeqa Aadan Cabdi oo uu Marxuumku ahaa Abtigeed, isagoo Meydka Marxuumka shalay lagu aasay magaalada Hargeysa oo uu ku geeriyooday. Waxaannu Illaahay uga baryeynaa Marxuumka inuu u naxariisto oo Janno Fardawsa ka waraabiyo, Samir iyo Iimaan Saadiq ahna ka siiyo Qoyska, Ehelada, Qaraabada iyo Axsaabta uu ka baxay dhammaan.

Aammiin………Aammiin………..Aammiin……….Allaah Ha Aqbalo.

tacsi1