Toddobaadlaha Xiisa badan ee Radio Hirad iyo Mawduucyada uu maanta xambaarsan yahay

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Dhegaystayaal Barnaamijka Idaacadda Radio Hirad ay soo saarto oo ah Toddobaadle Xiisa badan, isla markaana si hufan loogaga hadlo dhinacyada arrimaha bulshada iyo lafa-gurka qodobbada siyaasiga ahba.

Barnaamij oo ay soo saarto Idaacadda Radio Hirad oo ay xarunteedu ku taallo magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, ayaa toddobaadkiiba maalinta Jimcaha ah soo baxa, waxaanannu Barnaamijka Jimcaha toddobaadkan oo ku beegan 20/06/2014 aannu idiinku soo gudbinaynaa qaybta dhegaysiga ee AFTAHANNEWS AND RADIO, waxaana barnaamijkaas oo xiiso badan aad ka dhegaysan kartaan bartan hoose ee AFTAHAN RADIO.

Halkan hoose guji si aad u dhegaysato Barnaamijkaas oo mawduucyo xiiso leh xambaarsan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.