Amiin Arts oo soo bandhigay Sawir macno badan xambaarsan

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Sawir uu sameeyey Farshaxanka caanka ah ee Amin Caamir Maxamed (Amin-arts), Sawir-gacmeedkaas oo uu ka sameeyey heerka Siyaasadda Somaliland ee wakhtigan ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumaddiisa, gaar ahaan tallaabooyinka Madaxtooyada Mucaaridku tilmaamaan inay ka socdaan.

Faallada Sawirka ku dheeraan mayno, laakiin qofkasta ishiisaa u Macallin ah, Muuqaalka Sawirka iyo Turjumaaddiisuna waa mid u taalla qofkasta oo arka. ka dheehe halkan hoose Sawir-gacmeedkaas ama Sawir-kartoonkaas

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.