Hambalyo Meher Farxad leh: Maxamed Ibraahin Ciise (Mirediin) iyo Hibo Cabdi Daahir

Reer Cismaan Maax iyo Reer Cabdillaahi Maax oo kala ah, Hooyo Koos Cismaan Maax, Luul Cismaan Maax, Khadra Cismaan Maax, Aamina Cismaan Maax,  Hinda Cismaan Maax, Mako Cabdillaahi Maax iyo  Siciid Cabdillaahi Maax waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Meherka.

hambalyo-meher1

Maxamed Ibraahin Ciise (Mirediin)

iyo

Hibo Cabdi Daahir 

Oo meherkoodushalay ka dhacay Hudheelka Imperial ee magaalada Hargeysa.. GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX.
 
Maxamed Siciid Cabdillaahi iyo Xaaskiisa Cayni Aadan Cali
Koox Siciid Cabdillaahi, Saygeeda iyo Carruurtooda
Safa Siciid Cabdillaahi
Shaafici Maxamuud Diiriye iyo Xaaskiisa
Mustafe Maxamuud Diiriye
Maxamed Maxamuud Diiriye
Ayaan Maxamuud Diiriye
Amaal Maxamuud Diiriye
Ikraan MaxamuudDiiriye
Adna Maxamuud Diiriye…waxay hambalyo u dirayaan Meherka

Maxamed Ibraahin Ciise (Mirediin)

iyo

Hibo Cabdi Daahir 

oo shalay Meherkoodu ka dhacay Hudheelka Imperial ee magaalada Hargeysa.. GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX.
 Khadar Xasan Hayaan
Shukri Xasan Hayaan
Cabdi Xasan Hayaan
Mustafe Ibraahin Ciise
Muxyadiin Ibraahin Ciise
C/fataax Ibraahin Ciise
Najax Ibraahin Ciise iyo
Raxma Ibraahin Ciise waxay hambalyo u dirayaan meherka

Maxamed Ibraahin Ciise (Mirediin)

iyo

Hibo Cabdi Daahir 

oo shalay Meherkoodu ka dhacay Hudheelka Imperial ee magaalada Hargeysa.. GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX.