“Caalamka uga tanaasuli mayno Qadiyadda & Difaacidda Qarannimada Somaliland” Md. Siilaanyo

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynahah JamhuuriyaddaSomaliland, Madaxweyne Ku-xigeenka, Shirguddoonka labada Gole Baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiillada, Madaxda Xisbiyada Siyaasadda Somaliland iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Xukuumadda, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Madaxtooyada Qaranka ee magaalada Hargeysa, si midaysan ugu shaaciyey in difaaca dalka dhinaca looga soo wada jeedo, ayaa maanta kulan ay isugu yimaaddeen.

IMG_0015

Haddaba waxaannu halkan hoose ee AFTAHANNEWS AND RADIO idiinku soo gudbinaynaa hadalladii ay dhammaan Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Guddoomiyeyaasha Golayaasha Guurtida iyo Wakiillada, Madaxda Saddexda Xisbi ee UCID, WADDANI iyo KULMIYE, kulankaas ka soo jeediyeen oo cod ah. Guji halkan hoose si aad codkaas oo codka Madaxweynuhu ugu soo horreeyo u dhegaysan karto.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.