Haegeysa(Aftahannews):- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa khudbad ka jeediyey kulan ay maanta isugu wada yimaaddeen Shir-guddoonnada labada Gole Baarlamaan, Madaxweynana iyo Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Qaranka Somaliland oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Somaliland.
Cabdiraxmaan-Cirro waxa uu hadalkiisa ku sheegay inay muhiim tahay in difaaca iyo wada-jirka Qaranka Somaliland iyo Xuduudihiisa, dadkiisa iyo dalkiisa dhinac looga soo wada jeesto
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.