Daawo Heesta Cajiibka ah ee Fannaanka Ismaaciil Danan

Halkan ka daawo oo ka dhegayso Heesta macaan ee uu ku luuqeeyo Fannaanka codka toolmoon ee dhalinyarada ah ee Ismaaciil Danan. xataa hal-ku-dhagga heesta idiinka hor-dhici mayno, balse aan idiin kala baxno idinka iyo Fannaanka Danan ee daawasho habboon.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.