Hargeysa: Suxufigii Ruug-caddaaga ahaa ee MM KASTAM oo heer Qaran loo aasay Daawo

Hargeysa(Aftahannews):- Allaah Naxariistii Janno haka waraabiyo ee Maxamed Maxamuud Kastan oo caan ku ahaa (MM Kastan), isla markaana ahaa Qoraa iyo Suxufi Ruug-caddaa ah oo ka mid ahaa xubnihii seeska u dhigay Saxaafadda Somaliland, ayaa Maanta Aas Qaran loogu sameeyey Xabaalaha Xeedho ee Waqooyiga magaalada Hargeysa, ka dib markii uu shalay Fiidkii ku geeriyooday gurigiisa uu ka degganaa Caasimadda Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka qaabkii Marxuumka loo aasay iyo sidii ay Suxufiyiinta iyo dadka aqoonta dheer u lahaa MM Kastam ka yidhaahdeen taariikh-nololeedkiisii iyo shaqsiyaddii Allaah ha u naxariistee Marxuumka.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.