Tacsi Tiiraanyo leh oo Ururka SOLJA dirayo

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, iyagoo ku hadlaya Magaca Suxufiyiinta Somaliland, waxay Tacsi Tiiranyo leh u Dirayaan Dhamaan suxufiiyinta Somaliland iyo  Haayadaha Warbaahinta, iyo Guud ahaan Bulshada Somaliland Gaar ahaan Qoyskii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Marxuum  MAXAMED MAXAMUUD KASTAM .  oo  Arbaca 6/11/14 Ku Geeriyood Magaalada Hargeisa wuxuu Ururka SOLJA ilaahay uga Baryayaa in Ilaahay Samir Iyo iiman ka siiyo Eheladii Iyo Asaxaabtii. AAMMIIN….AAMMIIN…..AAMMIIN.

tacsi1