Hargeysa: Ujeeddada Shir caalami ah oo Madaxweynaha Somaliland ka furay

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay Shirweynaha lixaad ee Qaadhaan-bixiyeyaasha Caalamka ee Somaliland ka taageera dhinacyada Horumarka, hannaanka dimuquraadiyadda iyo doorashooyinka, kaasoo ay goob-joog ka ahaaayeen in ka badan toddobaatan Sarkaal oo ka socday Hay’adaha iyo Safaaradaha dalalka Reer Galbeedku ku leeyihiin magaalada Nairobiee dalka Kenya.

 IMG_0040

DSC_0006 DSC_0010 DSC_0011 DSC_0012 DSC_0014 DSC_0023 DSC_0024 DSC_0029 DSC_0035 DSC_0041 DSC_0049 DSC_0052 DSC_0053 IMG_0021 IMG_0023 IMG_0026 IMG_0033 IMG_0036 IMG_0040

IMG_0021IMG_0043

Waxyaabaha ugu muhiimsan ee xoogga lagu saarayo wejiga 6aad ee shirka Qaadhaan-bixiyaasha iyo Somaliland, waxa ka mid ah doorashooyinka la filayo sannadka dambe inay ka qabsoomaan dalka iyo sidii dib loogu eegi lahaa mashaariic horumarineed oo Somaliland loogu qoondeeyey shirweyne Sannadkii hore ka dhacay Xarunta Midowga Yurub ee Brussels, kaas oo lagu kala saaray mucaawimooyinka beesha Caalamku ku taageerto Somaliland iyo Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire oo warbaahinta uga warramay ujeeddada shirka, ayaa faahfaahin ka bixiyey mashaariicda wax-qabadkooda lagaga hadlayo shirkan oo muddo laba maalmood ah socon doona.

Halkan hoose ee AFTAHANNEWS AND RADIO ka dhegayso codka Warkan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.