Jewigii soo dhawaynta Jamaal, Jaan-goyntii Warka Safarradiisa iyo Jawaabaha uu bixiyey

Hargeysa(Aftahannews):- Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen oo maanta dalka dib ugu soo laabtay, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, isla markaana waxa uu ka hadlay guulaha safarro uu muddo laba bilood iyo dheeraad ah ku marayey waddammo kala duwan oo dibedda ah, xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo go’aankii Guurtidu ku soo afjartay khilaafkii Xisbiga KULMIYE.

DSC00529.JPG DSC00528(3).JPG DSC00509.JPG DSC00526(1).JPG

DSC00492.JPG DSC00494.JPG DSC00495(1).JPG DSC00496(1).JPG DSC00502(2).JPG DSC00503.JPG DSC00505(4).JPG DSC00507.JPG DSC00508(1).JPG DSC00509.JPG DSC00514(3).JPG DSC00526(1).JPG DSC00528(3).JPG DSC00529.JPG

Jamaal Cali Xuseen oo markii la soo dhaweeyey ka dib Warbaahinta u warramay, waxa kale oo uu ka hadlay nidaamka doorashada ee sannadka soo socda, isagoo xusay inaanay geli doonin doorasho bilaa diiwaan gelin.

Halkan hoose ka daawo warkaas Jamaal bixiyey oo dhammaystiran, su’aalo la weydiiyey iyo jawaabaha uu ka bixiyey.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.