Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiyaha Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa si faahfaahsan u sharraxay caqadaha ku xeeran nidaamka Axsaabta badan ee ka jira Somaliland, isaga oo ka marag-kacay Qabyaaladdu inay tahay mid saamayn taban ku yeelatay hab-dhaqanka iyo wada-noolaanshaha Bulshada Somaliland.
Guddoomiye Muuse Biixi waxa uu arrintan iyo arrimo kaleba kaga hadlay munaasibad ay soo-qaban-qaabisay Akadeemiga Nabadda iyo Horumarinta oo lagu soo bandhigay natiijada daraasad in muddo ah ka socotay gobollada dalka.
HALKAN KA DAAWO HADALKA GUDDOOMIYAHA
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.