- Hargeysa(Aftahannews):- Ergada Golaha Guurtida Guurtida ee isu-xil-saaray xal u helidda iyo dhex-dhexaadinta khilaafka Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE u kala qaybiyey laba Garab oo ay kala hoggaaminayeen Madaxweyne Axmed-Siilaanyo iyo Guddoomiyaha Xisbigaas Muuse Biixi, ayaa shaaciyey go’aammo ay ku soo afjareen khilaafka KULMIYE u kala qaybiyey labada Daraf.
- Ergada Golaha Guurtida oo ay hoggaaminayeen Guddoomiyaha Golahaas iyo Xaaji Cabdi-Waraabe, ayaa kulan ay galabta labada daraf ee Khilaafku u dhexeeyey ee KULMIYE isugu keeneen xarunta Madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.