Dhegayso Toddobaadlaha xiisaha leh ee Daneeyaha danta dadweynaha Dhegayso

Hargeysa(Aftahannews):- Barnaamijka xiisaha badan ee daneeyaha danta dadweynaha oo ay soo saarto toddobaad kasta maalinta Jimcaha Idaacadda Radio Hirad oo xarunteedu ku taallo magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa.

Barnaamijka ay toddobaadkan soo saartay Radio Hirad 06/June/2014, ayaannu halkan AFTAHANNEWS AND RADIO igdiinku soo gudbinaynaa, Barnaamijkaas oo xiiso badan halkan hoose ka dhegayso.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.