Daawo Ciyaarta Dunida aammusan ee Maamuska Maalinta Calanka

Hargeysa(Aftahannews):- Daawadayaal waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa dadka dunida aammusan ama dadka aan dhegaha waxba ka maqal, gaar ahaan dhalinyaro aan dhegaha waxba ka maqal oo reer Hargeysa ah, isla markaana dabbaal-degga 23-guuradii ka soo wareegtay ku dhawaaqistii gooni-isu-taagga Jamhuuriyadda Somaliland ee la xusayey 18-kii May kaga qayb-qaadanaya Ciyaar ay ugu yeedheen Maamuuska iyo Madaddaalada Calanka.

Haddaba, Dhalinyaradaas oo Gabdho u badan, isla markaana ka warramaya dareenkooda, soona bandhigaya Ciyaar iyaga u gaar ah oo ay ku muujinayaan dareenkooda maalintan waxaad muuqaalkooda oo bilicsan ka daawan kartaan halkan hoose.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.