RABITAANKA SHACABKA: Bandhig-fanneedka Nimco-deggan, Maxamed-Bk iyo Sahra-ilays

Hargeysa(AFN)- Fannaanadda Codka Guulle hibada u siiyey ee Nimco-deggan, ayaa Show 5-Bishan June ku qaban doonta HOTEL CROWN ee magaalada Hargeysa. Bandhig-fanneedkaas oo ay Nimco-Deggan kala qayb-qaadanayaan Fannaaniinta kala ah Maxamed-Bk iyo Sahra-ilaysa. 

degan

Fannaanadda Nimco-Deggan, ayaa dalka soo gaadhay ka hor Xuskii Maalinta Qaranka Somaliland ee 18-ka bishii May oo ay Hargeysa kaga qayb-gashay Xuskaas.

Balse Bulshada ayaa codsatay In fanaanadu ay show-yo Gaar ah kula Caweyso Shacbigeeda waxanay Nimco Goostay Inay Taariikhda Kor Ku xusan Shacbigeeda Kula Caweyso Showga Ay ugu Magacdartay RABITAANKA SHACABKA Ee Ka dhici Doona HOTEL CROWN Ee Magaalada HAREGYSA.

degan

Nimco ayaa waxa Sidoo kale Showgaasi Ku wehelin Doona Fanaaninta Kale Ee Sahra Ilays Iyo Maxamed Siciid (BK).

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.