Madaxweyne Siilaanyo oo furay Mashruucii ugu horreeyey ee Korontada Dabaysha laga dhaliyo

“Dabayshu waxyaalaha ugu waaweyn awood ahaan ee Illaahay dalkeenna ku mannaystay weeye, inaynu dalkeenna iyo dadkeenna uga faa’iidayno waa wax ILLAAHAY loogu mahad-naqo…” Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed-Siilaanyo

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhigga ka jaray Mashruucii ugu horreeyey ee Tamarta Korontada lagaga dheliyo dabaysha iyo cad-ceedda oo laga hirgeliyey duleedka magaalada Hargeysa, gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee Caasimadda.

Mashruucaas oo ay dhinacyo kala duwani gacan ka geysteen Muuqaalka Warbixinta laga diyaariyey halkan ka daawo.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.