“Dabayshu waxyaalaha ugu waaweyn awood ahaan ee Illaahay dalkeenna ku mannaystay weeye, inaynu dalkeenna iyo dadkeenna uga faa’iidayno waa wax ILLAAHAY loogu mahad-naqo…” Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed-Siilaanyo
Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xadhigga ka jaray Mashruucii ugu horreeyey ee Tamarta Korontada lagaga dheliyo dabaysha iyo cad-ceedda oo laga hirgeliyey duleedka magaalada Hargeysa, gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee Caasimadda.
Mashruucaas oo ay dhinacyo kala duwani gacan ka geysteen Muuqaalka Warbixinta laga diyaariyey halkan ka daawo.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.