Daawo Habka weerarkii Guriga W/Ku-xigeenkii hore ee Amniga iyo dawladda oo ka hadashay

Hargeysa(Aftahannews):- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka qaabkii loo galay Guriga Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Amniga ee Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cabdillaahi Abbokor Cismaan, Taliyaha Ciidanka Booliska Cabdillaahi Fadal Iimaan iyo Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo ka hadlay sababta lagu xidhay Cabdillaahi Abbakor.

Sidoo kale, Xaaska Cabdillaahi Abbokor Sacdiya Maxamed Cali iyo Wiil ay dhashay iyo Mid ka mid ah dadka la jaarka ah Guriga Masuulka hore ee xalay aqalkiisa lagala baxay oo si adag uga warramaya wixii dhacay iyo sidii wax u dhaceen, dhinacyadaas oo dhan waxaa warkan ka diyaariyey Weriye Maxamed Ilig oo ka tirsan Horn Cable TV ee daawasho wacan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.