Hambalyo Meher wacan: C/llaahi Siciid C/llaahi iyo Caasha Xasan Maxamed Jaamac (Xiis)

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Wasiirka Duulista iyo Hawadda Mud. Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Mud. Xuseen Cabdi Ducaale, Wasiirka Maaliyadda Mud. C/Casiis Maxamed Samaalle, Wasiirka Khayraadka Biyaha mud. Xuseen Axmed Cabdilaahi, Taliyaha Ciidanka Asluubta Mud. Maxamed Xuseen Faarax Xiirane, Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Asluuba Xassan Cali Dheere, Baashe Cawil Xaaji Cumar, Cabdixakiim Maxamed Sheekh, Cabdi Farah Ahmed, Sacad Muse Abdi, Ali Siciid Raygal, Abdilahi Askar. Dhammaan masuuliyiintaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan:

hambalyo-meher1

                                         Cabdilaahi Siciid CabdilLaahi

 Iyo

Boqorad Caasha Xassan Maxamed Jamac (Heiss)

Oo Meherkoodu ka qabsoomay Ambassador Hotel ee magaaladda Hargeysa, 29/5/2014 waxaanay leeyihiin aqal-galkiina ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo. Aammiin….Aammiin….Aammiin. Allaah ha aqbalo.